


MD-Fx-Trader
One more time to push down and goes up
USDCHF long Opportunity, please wait until reaching the turning point box Isha Allah
GBPJPY waxaan ka filaynaa fursad hoos ah, bartaa ay hada taagantahay way ka daadan kartaa, waxaana dhici karta in kor loo sii bush gareeyo iyadoo gaadhi karta agaa aan calaamadinay, fursadda guud waa sell Isha Allah
USDCAD - Fursad Sell ah (Sell Opportunity)
EURUSD Sell Opportunity Nasiib Wacan Isha Allah
EURGBP Fursad Kor ah (Long Opportunity) Nasiib Wacan Isha Allah
CADJPY - waxaan ka filaynaa in fursad sell ah oo mustaqbal leh aan ka helno Isha Allah. Fursadani waxay qaadan doonaa wakhti, hadaba hadaad ka faa'iidaysanayso fadlan ka taxadar lotka aad isticmaalayso & inta aad khatargalinayso xisaabtaadda. Nasiib Wacan